Raisul Wasaare khayre iyo wafdi uu horkacayo oo saaka dalka ka ambabaxay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ugu baxay Dalka Qatar. Khayre ayaa waxaa wafdigiisa ka mid ah oo qayb uu ka yahay Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somalia iyo xubno kale sida lagu sheegay qoraal kooban oo lagu daabacay bogga facebook ee xafiiska Raisul Wasaaraha … Continue reading Raisul Wasaare khayre iyo wafdi uu horkacayo oo saaka dalka ka ambabaxay